bulaal
(m.l)

ld bulaalid.

bulaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulaal

bulaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badin.

bulaalid [m.f.dh]
eeg bulaal². ld bulaal¹.

bulaalin [m.f.dh]
eeg bulaali.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg