bulaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax bul loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulaysan

bulaysnaan [m.f.dh]
eeg bulaysan. ld bulaysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg