buluqbuluq
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buluqbuluq ↴
buluqbuluqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-qeeyay, -qeysay)
Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.
buluqbuluqleyn [m.f.dh]
eeg buluqbuluqlee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg