bulxan
(m.l)Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
bulxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulxan ↴
bulxamid [m.f.dh]
eeg bulxan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg