Kasbo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.

Kasbo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)

1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kasbo

bunbay | kasbasho | kasbee | khibrad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg