Buqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Weel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur tuurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buqo ↴
buqasho | buqbuqo | buqbuqood | humbuqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg