Buraambur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan. 2. Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.

Buraambur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buraambur

buraamburid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg