Buraash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo. 2. ld buraashid.
Buraash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buraash ↴
buraashad | buraashan | buraashid | buraashnaan | buraashnaansho | burush | casee | caseeye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg