Casee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casee

kaadicaso | casayn | caseelli | caseewi | caseeye | indhacaseeye | malaas | nacasee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg