Burcad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Subagga caanaha la lulay laga soo saaro inta aan weli la shiilin. ld bocor¹ (1).

Burcad

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Koox tuugo ah, hubeysan oo dadka laaya, dhacana.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burcad

bocor | burcadnimo | caaneeyo | dooxato | fallaago | firfir | geedxamar | iska-celin-dembiile |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg