Firfir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya. 2. F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay. 3. Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir¹.

Firfir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Caano la lulay firfir yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firfir

caajis | kaaliyam | kaalsiyam | maalin firfircoone | naatariyam | alluumiiniyam | asiidh-laagtika | baxsanaan | biirjeex | boromiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg