Burco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Meel bannaan, dhulkaa intiisa kale in yar ka sarreysa oo ciid jilicsan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burco


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg