Burocaanood
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Burada aan ku fideyn oo aan baabi'ineyn sooha ama xubinta ay ka baxday isla markaana aan meel kale oo jirka ka mid ah aan tageyn intay dhiigga raacdo; waana burada aan kansarka ahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burocaanood ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg