Burtuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.

Burtuur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burtuur

burtuurid | burtuuris | burtuursan | burtuursanaan | burtuursanaansho | kurmaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg