Burunbur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burunbur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg