Butuc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. B. ah: qof buuran. ld Batac. 2. Ciid jilicsan oo aan dhagax qaruurax iyo boor lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga butuc ↴
batac | batacsan | batacsanaan | batacsanaansho | butucsan | butucsanaan | butucsanaansho | cuurcuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg