Buubaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.
Buubaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Awr rar la cararid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buubaal ↴
buubaalid | hayin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg