Hayin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-immo, m.dh)

1. Rati la rarto oo aan buubaal ahayn. 2. H. ah: hayiminta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayin

biyammaddaadshe | gurgur | gurgurshaa | hayinnimo | xarraan | xarraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg