Buubso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buubso

buubsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg