Buud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal. 2. Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buud

jaalabbuud | abaahiqab | abuuddocan | abuuddoocan | abuudiiq | boodaan | buudaan | buudhi | buudhi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg