Buuflee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuflee

buuflayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg