Buunshabbaxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buunshabbaxsan ↴
buunshabbaxsanaan | buunshabbaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg