Buur barafeed

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buur barafeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg