Buure

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Xuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta iwm marka ay foolanayaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buure

abuure | cimilo-buureed | daruur-buureed | qodaal buureed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg