Buxuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Qof aqoon iyo garaad dheeraad ah leh; abwaan; mufti. 2. Koox daanyeero ah kan hoggaamiya..
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buxuur ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg