caabbiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna doortey isticmaalkeed astaantaas awgeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabbiye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg