Caadinnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caadi ahaansho (wax).

Caadinnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (kiim.)

Tirada garaam-isudhigan ee ku jirta hal disimitir oo saddex jibbaaran (Idm3=IL) oo milan ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caadinnimo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg