Caafi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid caafimaad siin (Eebbe).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caafi ↴
caafimaad | caafimaad | caafimaad-beeleed | caafimaaddarro | caafimaadi | caafimaadid | caafimaadin | caafimaadqab | caafimaadqab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg