Caafimaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur iyo jirro la'aan.

Caafimaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cudur, jirro iwm ka bogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caafimaad

caafi | caafimaad-beeleed | caafimaaddarro | caafimaadi | caafimaadid | caafimaadin | caafimaadqab | caafimaadqab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg