Caal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
Caal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lyo, m.l)Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
Caal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caal ↴
caalam | caalami | nacaal | qaarjeex | tacaal | tacaal | tacaalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg