caalim
(m.l) (-miin, m.dh)

ld caalin¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalim

shiikh [m.l] (-khyo, m.dh)
1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg