Shiikh
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-khyo, m.dh)1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiikh ↴
carabcad | daraawiish | dariiqo | khaliif | mashaa'ikh | sheekh | shiikh-habaabis | shiikhnimo | turaab |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

