Caallir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.
Caallir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Meel dhaawac ah hurgumid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caallir ↴
xalxal | caallirid | caallirsan | caallirsanaan | caallirsanaansho | cadho | daaruqaysan | daaruqow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg