caalsaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalsaaree ↴

caalsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).

caalsaarayn [m.f.dh]
eeg caalsaaree. ld caalsaarays.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg