Caalsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
Caalsaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalsaar ↴
caalsaarad | caalsaarasho | caalsaarayn | caalsaarays | caalsaare | caalsaaree | caalsaarid | caalsaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg