Caanooley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada. 2. ld canaaley. Naasley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanooley

caanaddiiq | caanaley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg