Caarooti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.

Caarooti

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Biyo meel ku faafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarooti

caarootiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg