Cabaadi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabaadi

cabaad | cabaadid | cabaadin | geelkacabaadis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg