Cabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.


Cabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Erayo calaacal ah dhihid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabo

cabasho | cabayo | harraadbeel |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg