Cadaadis-gibileed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Culayska saaran bar ee ka dhasha cadaadiska hawada ka sarraysa bartaas.

Cadaadis-gibileed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Cadaadiska ka dhasha culeyska hawada ee ka saaraysa bar kasta oo ku taal oogada dhulka. Marka laga qiyaaso heerka badda, gibilku waxa uu celin karaa tiir meerkaari oo jooggiisu yahay 760 mm. Cadaadiskaas wuu sii yaraadaa marka sare loo sii kaco. Qiimo beegaalka c. g. (heerka badda ee halbeegga (H.C.) waa,0,1.01325,x 10 5 Baaskal (N/m2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis-gibileed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg