Cadaadis-hoose
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu uu ka hoseeyo kan gobollada ku wareegsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis-hoose ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg