Cadaawe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)1. Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe. 2. Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaawe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg