Cadayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld cadanyo.

Cadayo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-yday, -yatay)

Ilko caday ku nadiifsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadayo

balqan | cadanyo | cadanyoo | cadanyood | cadayasho | cadayoo | cadayood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg