cadceedso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Galab dhanka qorraxdu jirto aadid. 2. Diinkabixid; gaaloobid. 3. Jid ama meel ka habaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadceedso ↴
cadceedsasho [m.f.dh]
eeg cadceedso. ld cadceedsad, cadceedsi.
cadceedsoobax [m.l]
Qorraxsoobbax.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg