Caddaan-bibiish

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bibiish

banji-bicaddaan | biish-bicaddaan | caddaan-bibanji |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg