Caddaan-bidooh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bidooh ↴
dooh-bicaddaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg