Caddadhuuni

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddadhuuni

dahabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg