Caddallool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ciyaar carruureed ilmuhu qoray la tuurayo ay ku ciyaaraan habeenkii iyaga oo labo labo koox isagasoo horjeeda.

Caddallool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Caddaallool ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddallool

caddalloolid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg