Caddow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld caddaad (1).


Caddow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-daaday, -daatay)

Wax cad noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddow

beercaddow | caddaad | caddaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg