Cadduuro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi. 2. Midab cagaar khaafiif ah leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadduuro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg